OnDemand Player öffnen

Archiv

 
 

In Sendereihe suchen

 
 
Beiträge
1 bis 7 von 7
Waxbarashadii waa lagu laabtay.
AUDIO
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Corona Information Vienna - Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna] 26. Mai 2020 — Qeybtaan waxaan kaga hadlaynaa ku laabashada waxbarashada ka dib in ka badan laba bilood oo lagu jiray bandow. Waxaa kaloo ka...
Tags:
Gesellschaft
05:11 Min.
Wareega labaad qeybtiisa koobaad.
AUDIO
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Corona Information Vienna - Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna] 19. Mai 2020 — Qeybtaan waxaan kaga hadlaynaa waxyaabaha ay tahay in laga taxadaro ka dib bandow qaatay ku dhawaad sagaal todobaad si uusan mar...
Tags:
Gesellschaft
04:44 Min.
Qeybta afaraad
AUDIO
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Corona Information Vienna - Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna] 09. April 2020 — Taxanaha qeybtiisa afaraad waxaan kaga hadlaynaa iskuulada iyo xanaanooyinka,  casharada qaabka loo bixinayo iyo mudada ay xirnaan...
Tags:
Gesellschaft
05:44 Min.
Qeybta shanaad
AUDIO
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Corona Information Vienna - Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna] 14. April 2020 — Taxanaha qeybtiisa shanaad waxaan idin kula wadaagaynaa, waxyaabaha been abuurka  ah oo ku saabsan caabuqa korona fayras ee dadka...
Tags:
Gesellschaft
06:28 Min.
Qeybta seddexaad
AUDIO
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Corona Information Vienna - Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna] 07. April 2020 — Taxahana qaabuqa Corona waxaan qeybtiisa seddexaad   kaga hadlaynaa xuquuqda iyo waajibaadka shaqaalaha inta lagu jiro bandowga Corona
Tags:
Gesellschaft
05:16 Min.
Qeybta Iabaad
AUDIO
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Corona Information Vienna - Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna] 02. April 2020 — 1. Waa maxay "meelaha aan labgali karin"?  Goobaha dadweynaha sida jardiinooyinka qaar iyo garoomada ciyaarta qaarkood  waa...
Tags: ,
Gesellschaft
04:22 Min.
Qeybta koobaad
AUDIO
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Corona Information Vienna - Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna] 31. März 2020 — Taxanaha aan kaga hadlayno qaabuqa loo yaqaano  Covid 19 wuxuu kaaga jawaabayaa su’aalo aad u muhiim ah oo aad ka qabi karto sida...
Tags: ,
Gesellschaft
05:09 Min.
Macluumaadka Corona Vienna waa taxane ka bixi doona idaacada ORANGE 94.0, macluumaadka hadda jira, xaqiiqda iyo macluumaadka shaqsiyeed ee ku saabsan fayraska COVID-19 ee Austria kuna baxaya luuqadaha Jarmalka, Ingiriiska, Farsi, Carabiga iyo Soomaaliga.

Ujeedada taxanahan ayaa ah in lagu bixiyo luuqado badan, macluumaad si cilmiyeysan loo baaray oo ku habboon xiriirka shaqsi ee bulshooyinka luuqadahaan ku hadla. Waxaan xisaabinay macluumaadka xad dhaafka ah iyo helitaanka xaqiiqooyinka, si isdaba joog ah, iyada oo loo marayo ififaalaha soo ifbaxaya.

Shan cutub ayaan usoo gudbin doonnaa dadka mowduucyo kala duwan oo la xiriira dhibaatada COVID 19 ee kajira Vienna iyo Austria.

***

Corona Information Vienna ist eine mehrsprachige Sendereihe von ORANGE 94.0, die aktuelle, sachliche und überprüfte Informationen rund um die Verbreitung des COVID-19 Virus in Österreich in den Sprachen Deutsch, Englisch, Farsi, Arabisch und Somali liefert.

Das Ziel...

Station:
Mehr Infos zu dieser Station Orange 94.0
Website:
o94.at/programm/sendereihen/corona-in...