Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
24. November 2016 —
Barnaamijka caweeska wararka fiidnimo ee radio Fabrik waxaan maanta idinku hayno qodobo ay kamid yihiin:
Trump oo ka noqday in uu...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
28. September 2016 —
Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodob ay kamid yihiin: Trump oo sheegay in dooda soo socota Clinton uu si adag u weeri...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
24. August 2016 —
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik maanta waxaan kusoo qaadan doonaa qodobo ay kamid yihiin:
Turkiga oo safiirkii ka...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
10. August 2016 —
Barnaamijka Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) waxaaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin '' Austria iyo Turkiga oo...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
28. Juli 2016 —
Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona warar ay kamid yihiin: Ra'isul wasaarha Hungry Victor Orban oo ku tilmaamay qaxootiga...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
13. Juli 2016 —
Barnaamijka maanta waxaa qeyb ka ah warka Caalamka oo aan kusoo qaadan doono, Austria oo dumineysa gurigii uu ku dhashay Hitler...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
22. Juni 2016 —
Barnaamijka waxaan maanta kusoo qaadan doona Hay'ada Qaxootiga qaramada UNHCR oo sheegtay in dadkii ugu badnaa aduunyada ay bara...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
25. Mai 2016 —
Barnaamijka Caweeska wararka fiidnimo ee Radio Fabrik Maanta waxaan kusoo qaadan doonaa Doorashadii madaxweynaha ee Austria iyo...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
11. Mai 2016 —
Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin Dhalinyarada Soomaaliyeed ee magaaladaan Salzburg oo sameystay...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
27. April 2016 —
Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doona maanta, doorashadii dhacday axadii ee madaxweynaha wadankaan Austria iyo AMS oo ah hay'ada...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
09. März 2016 —
Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaa qeyb ah ka ah wararkii ugu danbeeyay caalamka ee la xiriira qaxootiga, waxaan sidoo...
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
—
10. Februar 2016 —
Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doono sharci cusub oo soo baxay oo la xiriira qaxootiga iyo Virus-ka Zika oo cabsi weyn laga qabo in...
Caweeska Radiofabrik: waa Barnaamij ku bixi doona Af-Somaali oo laga sii deyn Doono Radio Fabrik Salzburg Barnaamijku waa Barnaamij loogu tala galay Dadka Somaaliyeed ee ku nool Austria guud ahaan gaar ahaan dadka Ku nool Gobolka Salzburg oo ah halka Radio Fabrik kasoo baahiyo.
Somali PrimeTime Radio Program is a Monthly based Somali Radio Program which will be Aired from Radio Fabrik Salzburg. The Program is purely meant for Somali Speaking Society and contains News, Sports and Business articles as well as interviews with Somali intellectuals here in Salzburg.