OnDemand Player öffnen

Archiv

 
 

In Sendereihe suchen

 
 
Beiträge
1 bis 20 von 28
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
AUDIO
52:40 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 22. März 2017
Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobadii ugu danbeeyay wararka caalamka. Waxaa sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijka ciyaaraha Wenger oo qoorta loogu jiro iyo Chelsea oo ciyaaryahan Muhim ah qarka u saaran in ay lasoo...
Gesellschaft
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
AUDIO
51:59 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 09. Februar 2017
Dhageestayaal barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin; Doorashada Somalia iyo madaxweynaha la doortay, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doona wararkii ugu danbeeyay caalamka iyo Somalia. barnaamijka ciyaarahana...
Politik
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
AUDIO
52:45 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 25. Januar 2017
Waxaa barnaamijka qeyb ka noqon doono warka caalamka oo aan maanta idinku hayno qodobada warka caalamka ugu xasaasisan, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doono Trump oo durba bilaabay qorshe uu ka xanibayo qaxootiga yimaada mareykanka,...
Gesellschaft
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
AUDIO
53:48 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 12. Januar 2017
Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doonaa, warka caalamka. barnaamijka dhaqaalaha iyo ganacsiga iyo ciyaaraha, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah heeso xul.  
Politik
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
AUDIO
52:44 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 14. Dezember 2016
Barnaamijka caweeska wararka maanta waxaan idinku soo deyn doonaa wararkii ugu danbeeyay caalamka iyo Ciyaaraha, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah barnaamijka dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan maanta idinku hayno Trump oo weli wada...
Gesellschaft
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
AUDIO
51:31 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 24. November 2016
Barnaamijka caweeska wararka fiidnimo ee radio Fabrik waxaan maanta idinku hayno qodobo ay kamid yihiin: Trump oo ka noqday in uu maxkamadeynayo Hillary Clinton, Gudoomiyaha doorashada dadban ee somalia Avv Cumar dhageey oo shaaciyay...
Kultur
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
AUDIO
52:01 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 09. November 2016
Barnaamijka maanta waxaan idinku haynaa doorashadii xalay ka dhacday mareykanka iyo sida aduunka looga dareemay waxaan idiin hayna falcelinta madaxda caalamka ee ku aadan madaxeyne Trump. Waxaa kaloo barnaamijka qeyb ka ah barnaamijka...
Politik
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
AUDIO
52:39 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 26. Oktober 2016
Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaan idinku haynaa wararkii ugu danbeeyay caalamka: Hogaamiya xisbiga FPÖ Hainz Christian Strache oo weerar Afka ah ku qaaday Angela Merkel. Barnaamijka ciyaarahana waxaan kusoo qaadan doonaa...
Gesellschaft
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
AUDIO
52:21 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 13. Oktober 2016
Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona wararkii ugu danbeeyay Caalamka, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijyo ay kamid yihiin ganacsiga iyo dhaqaalaha oo maanta qodobada ku jira ay kamid yihiin hay’ada lacagta IMF...
Politik
Somali Prime Time Radio Fabril
AUDIO
52:48 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 28. September 2016
Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodob ay kamid yihiin: Trump oo sheegay in dooda soo socota Clinton uu si adag u weeri doono, nin wariya ah oo Somalia lagu dilay. Ganacsiga waxaan kusoo qaadan doona wadamada Opec oo uu dhib...
Gesellschaft
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
AUDIO
52:21 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 24. August 2016
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik maanta waxaan kusoo qaadan doonaa qodobo ay kamid yihiin: Turkiga oo safiirkii ka fadhiyay Austria u yeertay iyo qodobo kale oo xiiso leh.   Barnaamijka ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doonaa...
Gesellschaft
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
AUDIO
52:43 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 10. August 2016
Barnaamijka Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) waxaaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin “ Austria iyo Turkiga oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay“, qaxooti buux dhaafiyay magaalada Milaano iyo somalia oo...
Gesellschaft
Caweeska wararka Radio Fabrik
AUDIO
52:50 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 28. Juli 2016
Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona warar ay kamid yihiin: Ra’isul wasaarha Hungry Victor Orban oo ku tilmaamay qaxootiga Yurub imaanaya in ay yihiin “SUN“ Wasaarada arimaha dibada Austria oo u yeertay safiirka...
Gesellschaft
Caweeska Wararka Radio Fabrik
AUDIO
54:58 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 13. Juli 2016
Barnaamijka maanta waxaa qeyb ka ah warka Caalamka oo aan kusoo qaadan doono, Austria oo dumineysa gurigii uu ku dhashay Hitler magaalada Braunau am Inn, Wasiirka arimaha dibada Austria oo ku tilmaamay Siyaasadaha magangalyada yurub in...
Gesellschaft
Caweeska Radio Fabrik
AUDIO
52:37 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 22. Juni 2016
Barnaamijka waxaan maanta kusoo qaadan doona Hay’ada Qaxootiga qaramada UNHCR oo sheegtay in dadkii ugu badnaa aduunyada ay bara kaceen sanadkii lasoo dhaafay, Ciyaaraha waxaa qeyb ka noqon doono Koobka Euro 2016 oo meel xasaasi ah...
Gesellschaft
Barnaamijka laanta Afsoomaliga Radio Fabrik
AUDIO
52:31 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 08. Juni 2016
Barnaamijka caweeska maanta waxaan kusoo qaadan doona, qodobo isugu jira Warka caalamka barnaamijka ciyaaraha, dhaqaalaha iyo ganacsiga iyo barnaamijka cafimaadka.
Gesellschaft
Caweeska Wararka Radio Fabrik
AUDIO
52:57 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 25. Mai 2016
Barnaamijka Caweeska wararka fiidnimo ee Radio Fabrik Maanta waxaan kusoo qaadan doonaa Doorashadii madaxweynaha ee Austria iyo qodobo kale oo la xiriira Qaxootiga, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona Dhaqaalaha iyo...
Politik
Caweeska Wararka Radio Fabrik
AUDIO
52:35 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 11. Mai 2016
Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin Dhalinyarada Soomaaliyeed ee magaaladaan Salzburg oo sameystay golle, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona wararka ciyaaraha, dhaqaalaha, caafimaadka iyo warar kale oo...
Kultur
Barnaamijka Laanta Af-somaliga Radio Fabrik
AUDIO
52:32 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 27. April 2016
Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doona maanta, doorashadii dhacday axadii ee madaxweynaha wadankaan Austria iyo AMS oo ah hay’ada shaqada wadankaan oo ka deyrisay sadaasha shaqa abuurka wadanka. waxaa kaloo qeyb ka ah barnaamika...
Gesellschaft
Barnaamijka caweeska Wararka Radio Fabrik Salzburg
AUDIO
52:28 Min.
Mehr Infos zu dieser Sendereihe Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) 09. März 2016
Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaa qeyb ah ka ah wararkii ugu danbeeyay caalamka ee la xiriira qaxootiga, waxaan sidoo kale qeyb ka ah xubinta dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan kusoo qaadan doono dhibaato dhaqaale oo haysata...
Gesellschaft

Caweeska Radiofabrik: waa Barnaamij ku bixi doona Af-Somaali oo laga sii deyn Doono Radio Fabrik Salzburg Barnaamijku waa Barnaamij loogu tala galay Dadka Somaaliyeed ee ku nool Austria guud ahaan gaar ahaan dadka Ku nool Gobolka Salzburg oo ah halka Radio Fabrik kasoo baahiyo.


Somali PrimeTime Radio Program is a Monthly based Somali Radio Program which will be Aired from Radio Fabrik Salzburg. The Program is purely meant for Somali Speaking Society and contains News, Sports and Business articles as well as interviews with Somali intellectuals here in Salzburg.


Station:
Mehr Infos zu dieser Station Radiofabrik