Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
24.03.2017 – Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobadii ugu danbeeyay wararka caalamka. Waxaa sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijka ciyaaraha Wenger oo qoorta loogu jiro iyo Chelsea oo ciyaaryahan Muhim ah qarka u saaran in ay lasoo saxiixato…