Maxay yihiin kalarada iftiinka ee loo yaqaan AMPEL?
06.10.2020 – Taxanaheena macluumaadka Corona Information Vienna waxaan qeybtaan uga hadlaynaa calaamadaha iyo kalarada iftiin ee lagu muujinayo heerka uu marayo infekshinka Corona magaalooyinka wadanka Austria oo dhan. Hotlines Information AGES…