Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
26.01.2017 – Waxaa barnaamijka qeyb ka noqon doono warka caalamka oo aan maanta idinku hayno qodobada warka caalamka ugu xasaasisan, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doono Trump oo durba bilaabay qorshe uu ka xanibayo qaxootiga yimaada mareykanka, barnaamijka…