Shaqooyinka lagu laabtay.

Podcast
Corona Information Vienna – Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna]
  • Arbeitsrecht und Gesundheit Somali
    05:03
audio
Xilliga shaqada gaaban ee karoona.
audio
Maxay yihiin kalarada iftiinka ee loo yaqaan AMPEL?
audio
Qeybta shanaad
audio
Qaybta farad ee taxanaha.
audio
Waxbarashadii waa lagu laabtay.
audio
Wareega labaad qeybtiisa koobaad.
audio
Qeybta afaraad
audio
Qeybta shanaad
audio
Qeybta seddexaad

Ku dhawaad mudo seddex bilood ah ka  dib waxaa  furmay shaqooyinka qaarkood.

Taxanaheena qeybtiisaan waxaan ku eegaynaa goobaha shaqo ee dib u furmay, kuwa wali xiran iyo goorta laga yaabo ugu dambeyn in dib loo furo.

Leave a Comment