Qeybta Iabaad

Podcast
Corona Information Vienna – Somali Edition [Macluumaadka Corona Vienna]
  • Folge 2 Somali
    04:22
audio
04:29 Min.
Xilliga shaqada gaaban ee karoona.
audio
05:09 Min.
Maxay yihiin kalarada iftiinka ee loo yaqaan AMPEL?
audio
05:00 Min.
Qeybta shanaad
audio
05:05 Min.
Qaybta farad ee taxanaha.
audio
05:03 Min.
Shaqooyinka lagu laabtay.
audio
05:12 Min.
Waxbarashadii waa lagu laabtay.
audio
04:45 Min.
Wareega labaad qeybtiisa koobaad.
audio
05:45 Min.
Qeybta afaraad
audio
06:29 Min.
Qeybta shanaad
audio
05:16 Min.
Qeybta seddexaad
1. Waa maxay „meelaha aan labgali karin“?
 Goobaha dadweynaha sida jardiinooyinka qaar iyo garoomada ciyaarta qaarkood
 waa inaan la galin. Waxaana lagu calaamadiyey xarig iyo
 quful. Booliisku haddii ay meelahaa kugu qabtaan waxay kugu ganaaxayaan 300 ilaa 3600 euro!
 2. Aroosyada, duugta iyo booqashooyinka isbitaalka
 Aroosyada iyo booqashooyinku wakhtigaan  lama ogola.
 Bestattung Wien wuxuu bixiyaa talo iyo caawimaad hadii geeri dhacdo.
 Munaasabadaha aaska waa la ogolyahay laakiin howshu waa inay la wargaliyaa Bestattung Wien.
 Booqashada isbitaalka waa mid si weyn u xaddidan oo mamnuuc ah.
 Mamnuucista booqashada waxay quseysaa waalidiinta waaweyn.  Booqashada carruurta
 iyo dhalinyarada waxaa loo oggol yahay hal qof.
 Carruurta aan qaan gaarin iyo dadka u baahan daryeelka gaarka ah hal
 Qofka waa la ogol yahay.

Schreibe einen Kommentar