• Somali
    05:09
  • MP3, 320.03 kbps
  • 11.81 MB
Klicken Sie auf 'Download', um die Datei in der Originalqualität herunterzuladen.
Taxanaha aan kaga hadlayno qaabuqa loo yaqaano  Covid 19 wuxuu kaaga jawaabayaa su’aalo aad u muhiim ah oo aad ka qabi karto sida la iskaga ilaaliyo iyo shruucda laga soo saaray sidii loo xakameyn lahaa faafidiisa.
Wuxuu saameeyay xanuunkaani nolosha dadka dunida oo dhan, waxaanan diirada saaraynaa shuruucda dawladda iyo maamulka Vienna soo rogeen.
Tani waa qeybta koobaad, waxaanan idin kugu soo gudbinaynaa luuqadaha kala ah, af Jarmal, Ingiriis, Faarsi, Carabi iyo Soomaali.
Produziert am:
31. März 2020
Veröffentlicht am:
01. April 2020
Ausgestrahlt am:
31. März 2020, 18:00
Thema:
Gesellschaft Gesundheit
Sprachen:
Tags:
,
RedakteurInnen:
Hamdi Adbullahi
Zum Userprofil
Projekte o94
Für E-Mail Adresse klicken
1200 Wien