Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik

Podcast
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
  • 2017.03.22_1906.36-1959
    52:40
audio
52:00 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:46 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
53:48 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:44 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
51:32 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:01 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:39 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:21 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:49 Min.
Somali Prime Time Radio Fabril

Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobadii ugu danbeeyay wararka caalamka. Waxaa sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijka ciyaaraha Wenger oo qoorta loogu jiro iyo Chelsea oo ciyaaryahan Muhim ah qarka u saaran in ay lasoo saxiixato

barnaamijka ganacisga waxaan kusoo qaadan doona guryaha oo aad qaali u noqday wadankaan Austria iyo shirkada gawaarida farsameysa ee Fiat Chrysler oo dacwa looga haysto wadanka Faransiiska.

Barnaamijka caafimaadka waxaa maanta Dr Cabdijaliil uu uga hadli doona cudurka Peptic Ulcer ama cudarka nabarka caloosha

Waxaa sidoo kale aad maqli doontaan inta uu socdo heeso xul ah weliba kuwii ugu danbeeyay!!

Schreibe einen Kommentar