Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik

Podcast
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
  • 2017.02.08_1906.36-1959
    52:00
audio
52:40 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:46 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
53:48 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:44 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
51:32 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:01 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:39 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:21 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:49 Min.
Somali Prime Time Radio Fabril

Dhageestayaal barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin; Doorashada Somalia iyo madaxweynaha la doortay, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doona wararkii ugu danbeeyay caalamka iyo Somalia.

barnaamijka ciyaarahana waxaan kusoo qaadan doono qodobo ay kamid yihiin; Manchester united oo u dhow in ay lasoo saxiixdaan Antoine Griezman, Sergio Augero oo kusii jeeda PSG iyo qodobo kale.

Ganacsiga iyo dhaqaalaha waxaan maanta kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin; Mareykanka iyo Jarmalka oo khilaaf ku aadan xiriirka ganacsiga ka dhaxeeya uu soo kala dhex galay, shirkadaha teknoolojiyada mareykanka sida Google, Apple iyo Microsoft oo dacwad ka geeyay go’aanka Trump uu ku hakiyay hijrada.

Barnaamijka caafimaadka maanta waxaan kusoo qaadan doona cudurka Neefta iyo wax-yaabaha sababo iyo sida loo daaweyn karo.

Barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah sugaan.

Schreibe einen Kommentar