Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Podcast
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
  • 2016.11.23_1906.36-1959
    51:32
audio
52:40 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:00 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:46 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
53:48 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:44 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:01 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:39 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:21 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:49 Min.
Somali Prime Time Radio Fabril

Barnaamijka caweeska wararka fiidnimo ee radio Fabrik waxaan maanta idinku hayno qodobo ay kamid yihiin:

Trump oo ka noqday in uu maxkamadeynayo Hillary Clinton, Gudoomiyaha doorashada dadban ee somalia Avv Cumar dhageey oo shaaciyay tirada xildhibaanada labada aqal ee illa hadda lasoo doortay iyo Europe oo laga digay weeraro argagixiso oo suurta gal ay tahay in ay dhacaan inta lagu guda jiro Ciida Chrismiska.

Barnaamijka ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doonna ciyaaraha Champions league ee la ciyaaray xalay iyo kuwa caawa la ciyaari doono.

Barnaamijka caafimaadka waxaan kusoo qaadan doona cudurka Oof wareenka, barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Cabdi Jaliil Cumar Cabdi.

Barnaamijka ganacsiga waxaan kusoo qaadan doonaa Bangiga Bawag PSK oo lacago kusoo rogay isticmaalka ATM marka lacagaha lagala baxayo.

Barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah heeso xul ah.

Schreibe einen Kommentar