Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Podcast
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
  • 2016.08.24_1906.36-1959.25__Caweeska_Radiofabrik
    52:22
audio
52:40 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:00 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:46 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
53:48 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:44 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
51:32 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:01 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:39 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:21 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:49 Min.
Somali Prime Time Radio Fabril
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik maanta waxaan kusoo qaadan doonaa qodobo ay kamid yihiin:
Turkiga oo safiirkii ka fadhiyay Austria u yeertay iyo qodobo kale oo xiiso leh.
 
Barnaamijka ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doonaa wararkii ugu danbeeyay suuqa kala iibsiga iyo Usain Bolt oo sheegay inuu jeclaan lahaa inuu la kulo Ronaldo.
 
Barnaamijka ganacsiga waxaan kusoo qaadan doona shirikada daawooyinka Pfizer oo iibsatay Medivation, Soomalia oo ah boqorada caalamka ee xoolaha Nool iyo Chem China oo iibsatay Syngenta.
Barnaamijka caafimaadka Saadaal gebi ahaan waxaan kusoo qaadan doonaa Cudurka macaanka, waxaana marti inooga ah maanta Dr, Abdijalil Omar Abdi oo ah aqoonayahay soomaliyeed oo ku nool halkaan Austria isla markaana bartay cilmiga Caafimaadka bulshada iyo quudinta Public Health and nutrition, Dr, Abdijalil wuxuu inoo sharaxi doona cudurka macaanka iyo inta uu qeybood ee uu leeyahay.
Barnaamijka waxaa sidoo kale ka marneyn heeso xul ah.

0 Kommentare

  1. Wasalaamayaa kooxda ka hawlgasha radio fabrik iyo dhamàn sahqalaheeda
    Zxbayaal waad ku mahadsantahiin
    Waraarka aad noosoogudbisaan ee aad ka iyo aadka xasaasiga uah

    Antworten

Schreibe einen Kommentar