Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)

Podcast
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
  • 2016.08.10_1906.36-1959
    52:44
audio
52:40 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:00 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:46 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
53:48 Min.
Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik
audio
52:44 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
51:32 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:01 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:39 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:21 Min.
Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
audio
52:49 Min.
Somali Prime Time Radio Fabril

Barnaamijka Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) waxaaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin “ Austria iyo Turkiga oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay“, qaxooti buux dhaafiyay magaalada Milaano iyo somalia oo lagu baaqay in maamul loo dhiso gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Ciyaaraha waxaaan kusoo qaadan doona Paul Pogba oo ku biiray Manchester United iyo dood laga keenay lacagta xad dhaafka ah ee lagu gatay.

Dhaqaalaha iyo ganacsiga waxaan kusoo qaadan doona shirkada farsameeysa Bastooladaha Glock oo fadhigeedu yahay Austria oo lacag badan faa’iiday iyo Walmart oo iibsaneysa JET.COM

barnaamijka waxaana ka maqneyn heeso aad u macaan.

0 Kommentare

  1. Paul Pogba in ay soo gadato United waan soo dhaweynayna waana ciyaaryahan u qalma lacagta lagu soo iibsaday waana kasoo muuqan doona garoomada ciyaaraha xili ciyaareedka soo socda!!

    Antworten

Schreibe einen Kommentar