• 2016.03.09_1906.36-1959.25__Caweeska_Radiofabrik
    52:28
  • MP3, 320 kbps
  • 120.11 MB · Datei entsperren
Diese Datei enthält urheberrechtlich geschütztes Material Dritter und kann daher nicht heruntergeladen werden.

Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaa qeyb ah ka ah wararkii ugu danbeeyay caalamka ee la xiriira qaxootiga, waxaan sidoo kale qeyb ka ah xubinta dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan kusoo qaadan doono dhibaato dhaqaale oo haysata gobolka Karten iyo Bwag PSK Bank oo sameeyay islaami ah oo dadka lacagaha ku keydsan karaan, waxaa sidoo kale barnaamijka aad ku dhageysan doontaan wararka igu danbeeyay ciyaaraha iyo Barnaamijka wax barashada oo usbuucaan ay marti ku yihiin dhalinyaro Somaliyeed oo wax ka barta macaahida magaaladaan Salzbug. Inta uu socda Barnaamijka waxaa dhextaal u noqon doona kaalimaha sugaanta.

 

Aragtidiina waa muhiim Fadlan inoo reeba aragtiyadiina.

Produziert am:
09. März 2016
Veröffentlicht am:
09. März 2016
Thema:
Gesellschaft Soziales
Sprachen:
Zum Userprofil
avatar
Abdisalam Daud
sleepnotlonger (at) gmail.com
5020 Salzburg